Sida laamo roob helaay cosobkii kalagaac yidhi Lalaracay indhahaa carooskiini hilacaay Ladnaan ladnaan ladnaan ladnaan kuwaaray Labadii isku ragtee libaantay ahadaa Sida laaydh cadcedeed cirku sagal ku ladhanyahay Lalabaystay subaxbaa carooskiini hilacaay Ladnaan ladnaan ladnaan ladnaan kuwaaray Labadii is jeecelee libaantay ahadaa Sida laamo luushaa lamiyadaa kamaarayoo Lamihisaa fidiyaa carooskiini hilacaay Ladnaan ladnaan ladnaan ladnaan kuwaaray Labadii ubaadlee libaantay ahadaa Ladnaan ladnaan ladnaan ladnaan kuwaaray Labadii raxaaystee libaantay ahadaa |
Like the rain finds the fresh grass in the ground it is said Throw ourselves blindly, cause our fury to be mobilized, a flash of lightning Health, well-being, health, health, my lover Both of us together, we will come to know victory! How fight to bring daylight with the rags of dawn to enjoy pride We will rise up in the mornings, move like lightning Health, well-being, health, health, my lover Both of us are ..., and we will come to know victory! Like the ground can't bring grass from nothing, we can't improve by chance As fast as we expand, we move like lightning Health, well-being, health, health, my lover Both of us children, we will come to know victory! Health, well-being, health, health, my lover There will be mercy on us together, and we will come to know victory! |